Yedi İklim Buuga Hadalka iyo Qoraalka
Buuga Hadalka iyo Qoraalka
"Buuga Hadalka iyo Qoraalka" ayaa loo diyaariyey iyadoo la raacayo maaddooyinka ku jira Buuga Dersiga Yedi İklim A1. Buugan, oo taageeraya xirfadaha hadalka iyo qoraalka, horumarinta luuqadda ee ardayda heerka aasaasiga ah ayaa loogu talagalay. Buugan waxaa lagu soo daray sawirada waxaana dhabarka danbe ee sawirada kuyaal su'aalaha muujinaayo sawirada, magacyada walxaha iyo jumladaha bixinaayo muunada.
Iibka: 0 312 309 11 88 / 1059 |
Ek | Boyut |
---|---|
Buuga Hadalka iyo Qoraalka Yedi İklim - Qeybta Tusaalaha | 46.28 MB |